HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

US oo xidhay saldhiga drones-ka Ethopia

US(SLpoat)-Mareykanka, ayaa sheegay inay xidheen saldhigii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Ethopia. Safaarada Mareykanka ee Addis Ababa, ayaa sheegtay in saldhigga Abra Mich oo qiyaastii...

Al-shabaab oo Kiniya Ku Dilay Laba Askari

Kenya(SLpost)-Ugu yaraan laba ka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo ka Hadlay Hadii Uu Somaliland Madax Ka Noqdo Waxyaabaha Uu Qaban Lahaa

Hargeysa(SLpost)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la'la yeeshay kaga warmay hadii uu Somaliland madax ka noqdo waxyaabaha uu xooga saari lahaa...

Maxkamad Ku Taala Maraykanka Oo U Diiday Haween Taageerada Al-shabab Ku Eedaysan Rafcaan

Us (SLpost)-Maxkamada ku taala wadanka Mareykanka ayaa mar kale u diiday inay racfaan qaataan lab haween Soomaali reer Minnesota ah oo lagu eedeeyay iney...

Wasiiru-dawlaha Waxbarashada Oo Kormeeray Hanaanka Uu Imtixaanka Shahaadiga Ahi Uga Socdo Magaalada Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wasiiru-dawlaha wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Axmed Nuur Faahiye ayaa kormeer ku sameeyay hanaanka uu imtixaanka shahaadiga ahi uga socda...

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Hanaanka Uu Dalka Uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Hanaanka Uu Dalka Uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta...

Imtixaanka Shahaadiga Ah Oo Barri Oo Axad Ah Ka Bilaabmaya Guud Ahaan Dalka

Hargeysa, (SLpost)- Imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2014-2015 ee  fasaladda 4aad ee sare iyo fasallada  siddeedaad ee dhexe  ayaa  la filayaa  in   Axada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img