HomeSomali NewsAl-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saddex Tuulo Oo Hoos Yimaadda Gaarrisa

Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saddex Tuulo Oo Hoos Yimaadda Gaarrisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gaarrisa, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saddex tuulo oo ka mid ah gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya.

Weerarkan ayaa waxa uu ka dhacay tuulooyinka Yumbis iyo Haluqo ee ka tirsan deegaanka Gaarisa iyo degmada Ramu ee hoos timaada deegaanka Mandera ee u dhaw xudduuda Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa deegaannadaasi waxay kaga taageen calanka madaw ee astaanta u ah, ka hor saacado intii aanay halkaasi gaadhin ciidammada ammaanka ee Kenya.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya ayaa sheegay in ciidammada ammaanka ee Kenya ay dagaal kala hortageen maleeshiyada kana saareen tuulada Yumbis eek u taalla waqooyi bari magaalada Gaarisa.

Hasayeeshee dadka deegaanka oo ay idaacada BBc-da la hadlay ayaa sheegay in deegaanka ay weli ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab.

Bishii la soo dhaafay ayay kooxda Al-Shabaab weerar ay ku qaaday Jaamacadda Gaarisa waxaanay halkaas ku dishay ku dhawaad 150 qof.

Somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories