HomeSomali NewsMagacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota

Magacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

US (SLP)- Sarakiisha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ku eedeeyay lix qof oo gobolkaasi ka soo jeeda inay isku dayeen inay u safraan dalka Syria si ay ugu biiraan ururka ISIS.

Sida lagu sheegay eedayntan oo la soo bandhigay, raggan ayaa loo haystaa inay maleegayeen iskuna dayeen inay taageero maadi ah siiyaan urur argagixiso oo shisheeye.

War ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota ayaa lagu sheegay magacyada raggan dacwadda lagu soo oogay, kuwaasoo kala ah:

  • Maxamed Faarax
  • Cadnaan Faarax
  • Cabdiraxmaan Daa’uud
  • Guuleed Cumar,
  • Hannad Muuse iyo
  • Zakariye Cabdiraxmaan

Raggan ayaa warbixinta lagu sheegay inay xidhiidh la sameeyeen, Cabdi Nuur, oo ah nin u tashkiiliya argagixisada dhalinyarada reer galbeedka ah.

Raggan ayaa la sheegay inay doonayeen inay u safraan Syria, iyagoo ka duulaya garoomada San Diego iyo New York City, balse hay’addaha ammaanka ayaa ka hor joogsaday socdaalkooda.

Xeer ilaaliyaha gobolka Minnesota, Andrew M. Luger  ayaa sheegay in xataa iyadoo la horjoogsaday raggan inay safraan ay hadana isku dayeen siyaabo kale oo ay dalka kaga dhoofaan.

Gobolka Minnesota oo ah gobolka Soomaalida ugu badan Mareykanka ay ku nooshahay ayaa horee waxa uga tagey dhalinyaro badan oo ku biiray, Ururka Al-shabab ee Soomaaliya, iyo ururka ISIS ee ka dagaalama Ciraaq iyo Syria.

Somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories