HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Maamul-goboleedka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dowlad Ka Madax-bannaan Federaalka Soomaaliya

Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inay kalsoonida kala laabteen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaanay sheegeen wixii hadda ka dambeeya...

Baanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul-hoganaya Dowladda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Baanka Adduunka ayaa shaaciyey in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuldarraysatay soo gudbinta warbixinnada xisaabcelinta dhaqaalaha lagu caawiyey Sannadkii 2022-kii. Waraaq Baanka adduunku...

Xukuumadda Somaliland oo Mar Kale Fashilisay Shirqool Muqdisho Looga Soo Maleegay Ethiopian Airlines iyo Emirates

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale ka hortagtay Shirqool maamulka Muqdisho u maleegay Shirkadaha diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Emirates oo labadaba laga leeyahay...

KULMIYE iyo WADDANI oo Ku Kulmay Kulan Noociisa Aan Looga Baran iyo Qodobbo Lagu Heshiiyey

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye, ayaa galabta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulan-afureed lagaga tashaday Arrimaha Doorashooyinka. Kulanka oo ku qabsoomay Ambassador...

Guddiga Farsamo ee Dhammeystirka Heshiiska Ethiopia Oo La Kulmay Xisbiga Mucaaradka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga farsamo ee loo xil-saaray dhammeystirka heshiiska Is-faham ee Somaliland iyo Ethiopia, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda Xisbiyada mucaaradka ah. Guddigan farsamo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Faahfaahiyey Isbeddel Ku Yimi Qodobbadii Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia

"Ethiopia Haddii Aynu Aqoonsiga Ka Weyno Maalinta Heshiiska La Saxeexayo, Iyaduna Bad Heli Mayso" - Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Faahfaahiyey Isbeddel Ku Yimi Qodobbadii...

Dowladda Jabuuti Oo Ethiopia u soo Bandhigtay Qorshe Lid ku ah Heshiiska Somaliland

Maxaa Keenay inay Jabuuti Xilligan Oggolaato Codsi ay Hore uga Diidday Dowladda Ethiopia? Hargeysa (SLpost)- Dowladda Jabuuti ayaa dalka Ethiopia u soo bandhigtay inay dekedaheeda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img