HomeSomali NewsSomalilandKULMIYE iyo WADDANI oo Ku Kulmay Kulan Noociisa Aan Looga Baran iyo...

KULMIYE iyo WADDANI oo Ku Kulmay Kulan Noociisa Aan Looga Baran iyo Qodobbo Lagu Heshiiyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye, ayaa galabta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulan-afureed lagaga tashaday Arrimaha Doorashooyinka.

Kulanka oo ku qabsoomay Ambassador Hotel ayaa ahaa casuumad Afur ah oo Xisbiga Kulmiye u fidiyey Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, waxa ka qayb-galay saraakiisha sar-sare ee labada Xisbi oo ay kala hoggaaminayeen Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Labada Xisbi oo si gooni-gooni ah war uga soo saaray ujeeddada kulanka, waxa ay sheegeen inay ka wada-hadleen arrimo khuseeya dar-dargelinta Doorashooyinka Ururrada iyo Madaxtooada oo qabsoomiddooda loo muddeeyey dhammaadka Sannadkan 2024-ka.

Kulanka oo noqonaysa markii u horeysay ee in muddo ah saraakiisha labada xisbi yeeshaan kulankan oo kale, ayaa daba-socday kulan uu ka shaqeeyey madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, kaas oo Arbacadii toddobaadkan madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Murashax Cirro, waxa ay labada dhinac iskula qaateen in la dardar-geliyo hawlaha Doorashooyinka iyo dhammeystirka hawlaha horyaala.

Sida war-saxaafadeedka lagu sheegay, waxa kale oo labada dhinac u ballameen kulamo saddex-geesood ah oo uu qayb ka yahay Xisbiga UCID oo aan ka qayb-galin kulankii hore.

 

Somalilandpost.news

contact@somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories