HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka U Gudbisay Magacyada Dhalinyaro U Af-duuban Somalia

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay Lix dhalinyaro u dhashay Somaliland...

“Jabuuti Waa Ilme Yar Oo Somaliland iyo Ethiopia Gacanta Ku Hayaan, hadduu Ismaaciil na…” – Eng Faysal Cali Waraabe

"Jabuuti Waa Ilme Yar Oo Somaliland iyo Ethiopia Gacanta Ku Hayaan, hadduu Ismaaciil na..." - Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qodobbo Muhiim ah Ka...

Daahir Rayaale Oo Soo Af-jaray Damacii Fashilinta Heshiiska Somaliland vs Ethiopia iyo Tuhunkii Dekedda Lughaya

Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo magaalada Boorama kulan kula qaatay bulshada gobolka Awdal, ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi...

Somaliland Oo Ka Hadashay Jawaab Xasan Sheekh Ka Cadhaysiisay Oo Ethiopia Ugu Quus-goysay Somalia

Jeddah (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sababaha dowladda Soomalaiya ku kallifay inay xidhiidhka dubloomaasiyeed u goyso dalka...

Salaadiinta Somaliland Oo War Cad u Sheegay Madaxweynaha Soomaaliya

Salaadiinta Somaliland Oo Dambi Uu Galay Ku Caddeeyey Madaxweynaha Soomaaliya https://youtu.be/kl4AQ6q-zBE

Somaliland iyo Ethiopia Oo Ka Shiray Xidhiidhka Labada Waddan iyo Xiisadda Gobolka

Oslo (SLpost)- Magaalada Oslo ee caasimadda Dalka Norway waxa toddobaadkan ku qabsoomay Kulan muhiim ah Oo dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay...

Beesha Caalamka oo Bogaadisay Wax-ka-beddelka Dastuurka Soomaaliya Oo Khilaaf Siyaasadeed ka Abuuray Dalkaas

Nairobi (SLpost)- Saaxiibada Soomaaliya ee beesha Caalamka, ayaa maanta bayaan wada-jir ah ka soo saaray dib-u-eegista Dastuurka dalkaas oo ay si weyn u soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img