Monthly Archives: March, 2024

spot_imgspot_img

Dowladda Jabuuti Oo Ethiopia u soo Bandhigtay Qorshe Lid ku ah Heshiiska Somaliland

Maxaa Keenay inay Jabuuti Xilligan Oggolaato Codsi ay Hore uga Diidday Dowladda Ethiopia? Hargeysa (SLpost)- Dowladda Jabuuti ayaa dalka Ethiopia u soo bandhigtay inay dekedaheeda...

Itoobiya iyo Hindiya Oo Kala Saxeexanaya Heshiis Dhanka Difaaca ah

Addis Ababa (SLpost)- Hindiya iyo Itoobiya, ayaa qarka u saran dhammeystirka heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah, kaasoo looga ujeeddadiisu tahay in kor loogu...

Military-ga Sudan oo La Wareegay gacanta ku haynta Xarunta warbaahinta Dowladda

Khardoum (SLpost)- Ciidanka Sudan ayaa sheegay in ay la wareegeen xarunta warbaahinta dawladda ee Magaalada Omdurman oo ay gacanta ku hayeen xoogagga mucaaradka ee...

Gadood Ka Dhashay Hooyo Umul Ah oo U Geeriyootay Madax-furasho D/Hoose Ka Qaaddo Shacabka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Degmada Gacmadheere ee Galbeedka Magaalada Hargeysa, waxa ilaa caawa ka socday bannaan-baxyo shacabku kaga fal-celinayaan Gaadhi ay Dowladda Hoose leedahay Oo Galbeedka...

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku dhigay Nin Gaadhi Jiidhsiiyey Hooyo Umul Ah

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay nin darawal ah oo gelinkii hore ee Salaasada maanta galbeedka magaalada Hargeysa ku jiidhay...

“Waanu Guulaysanay Oo Tolkayo Ayaa Noo Hiiliyey, Somaliland Dib Ayey U Soo Noolaatay ee Dowladda…”

"Waanu Guulaysanay Oo Tolkayo Ayaa Noo Hiiliyey, Somaliland Dib Ayey U Soo Noolaatay ee Dowladda.." - Bannaan-baxa London ee Jaaliyadda Somaliland ee UK https://youtu.be/Dl3gkLZrl-A

“Ethiopia dhibbane uma noqonayso Culaysyada ka jira gudaha waddama kale” – Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

“Itoobiya taariikhdeeda meelna kagama jirto inay u hoggaansanto awaamiir iyo go’aamo dibadda kaga yimaadda, laakiin, meesha kama saarayno Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img