Qisada Hawl-gal Lagu Furdaamiyey Nin Masar U Dhashay Oo Hargeysa Ku Jiidhay Nin Qaba Xannuunka Dhimirka
“Dadku macdanta ay ka sameysan yihiin, gobanimadooda iyo dunta ay yihiin waxa lagu gartaa marka ay dhibaato dhacdo…. Hargeysa (SLpost)- Guddi culimo samafalayaal reer Somaliland...
Mucjisada Hawl-gal Lagu Furdaamiyey Nin Dalka Masar U Dhashay Oo Sannado Ku Xannibnaa Hargeysa
Qisada Hawl-gal Lagu Furdaamiyey Nin Dalka Masar U Dhashay Oo Sannado Ku Xannibnaa Hargeysa https://youtu.be/AQ8uGqVvH0U
Ethiopia Oo Ku Gacan-saydhay Qorshe Ka Dhan ah Heshiiska Somaliland Oo Loo Soo Bandhigay
Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya oo adeegsanaya waddamo shisheeye, ayaa toddobaadkan qaadday tallaabo ay kaga hortagayso heshiiska is-afgarad ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia. Ilo-wareedyo dublomaasiyeed...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bogaadiyey Jaaliyadda Somaliland Ee UK Oo Bannaan-bax Ku taageeray Heshiiska Ethiopia
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Hambalyeeyey isu soo bIxii Jaaliyadda reer Somaliland ee Dalka UK ku taageereen heshiiska is-afgarad ee dhexmaray Dawladaha Somaliland...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isku beddel ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray xil-ka-qaadis, magacaabis iyo isku-beddel ku sameeyey xubno ka tirsan golihiisa...
“Somaliland Waxay Ku jirtaa Xaalad Cadowgeedu Soo batay…Kenya iyo Masar na..” – Madaxweyne Biixi
"Somaliland Waxay Ku jirtaa Xaalad Cadowgeedu Soo batay...Kenya iyo Masar na.." - Madaxweyne Biixi https://www.youtube.com/watch?v=d41YFToLLw8
Dowladda UK oo Ethiopia Kala Hadashay Aqoonsiga Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- Ilo-wareedyo laga helay Saraakiil sar-sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia, ayaa sheegay in Dowladda UK ay Aqoonsiga Somaliland kala...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

