Safiir Ku-xigeenka Somaliland Ee Itoobiya Oo Xog Cusub Ka Sheegay Heshiiska Badda & Aqoonsiga
“Maanta ayuu Illaahay aqoonsigii dadku doonayeen ku suurto-geliyey dedaallada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi” – Dr Barkhad Maxamuud Kaariye Addis Ababa (SLpost) – Dawladda Somaliland, ayaa...
“Fekerkii Somaliweyn wuxuu burburay 1963-kii oo adduunyadaa diidday” – Ex-madaxweyne Maxamed Ibraahim Cigaal
"Fekerkii Somaliweyn wuxuu burburay 1963-kii oo adduunyadaa diidday" - Ex-madaxweyne Maxamed Ibraahim Cigaal (AHN) Oo Ka warramaya sababihii Fashiliyey aragtidii Somaliweyn iyo wixii uu...
Hay’ada Waddaniga SOFHA Oo Agab Caafimaad Ugu Deeqay Qaar Ka Mida Xanaanooyinka Hooyada iyo Dhalaanka Ee Gobolka HAWD
“Deeqda agabkan caafimaad waxay wax weyn ka tari-doonta baahiyaha caafimaad ee ka jira xanaanooyinka hooyada iyo dhalaanka ee Gobolka HAWD” Mohamed Abdi Doorshaan. Hargeysa (SLpost)-...
Ra’iisal-wasaarihii Dalka Haiti oo La La’yahay Maalmo kaddib Heshiis dhexmaray madaxweynaha Kenya
Nairobi (SLpost)- Ra’iisal-wasaarihii dalka Haiti, Ariel Henry, ayaa laga bilaabo Isniinta maanta la la’yahay meel uu jaan iyo cidhib dhigay, saddex maalmood kaddib markii...
Hargeysa: Dowladaha Somaliland iyo Ethiopia Oo Ka Shiray Xoojinta Iskaashiga Amniga Labada Waddan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Dr Rooble Muuse Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u-qayb-sanaha Arrimaha Ciidamada (Military Attaché) ee Safaaradda Ethiopia Ku...
Dowladda UK Oo Xaqiijisay Qorshaha Aqoonsiga Somaliland oo Miiska u Saaran
London (SLpost)- Xoghayaha Difaaca UK, Grant Shapps, ayaa Qiray In Dowladdiisu ku hawlan tahay fulinta Qorshe lama-filaan ah oo ay xal ugu naadinayso weerarrada...
Shirkadda Ethiopian Airlines Oo Dalka Jabuuti u Wareejisay 14 Duulimaad oo Hawada Soomaalida Isticmaali Jiray
Addis Ababa (SLpost)- Shirkadda Ethiopian Airlines, ayaa wax ka beddel ku samaysay marinka Duullimaadyadyada diyaaradaha isticmaala Hawada Soomaalida sababo la xidhiidha muranka u dhexeeya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

