Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Maxaa Lagu Xusuustaa Shaqsiyadii iyo Sooyaalkii Faneed ee Khadra Daahir Cige oo Aas Qaran loo Sameeyey Hargeysa?

Hargeysa (SLpost)- Xaabalaha Halleeya ee magaalada Hargeysa, waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey Marxuumad Khadra Daahir Cige oo xalay ku geeriyootay Cusbitaal ku yaalla...

Khadra Daahir Cige oo Caawa ku Geeriyootay magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyoootay Fannaanaddii Caanka ahayd ee Khadra Daahir Cige. Marxuumadda ayaa muddooyinkii u dambeeyey...

Nuxurka Heshiis Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Djibouti

Lawyacaddo (SLpost)- Shir lagaga Wada-hadlay Arrimaha Nabad-gelyada Xuduudaha Labada waddan ee Somaliland iyo Djibouti iyo Fududaynta Isku Socodka Dadka, ayaa ku Qabsoomay Magaalada xuduudda...

Somaliland Government Launches Online Business Registration and Licensing Services

Somaliland, with support from IFC, has launched an online one-stop-shop business registration and licensing system (BRLS)to speed, simplify, and reduce costs for businesses, foreign...

Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Iska Kaashanaya Horumarinta Maalgeshiga Iyo Kobcinta Wax Soo-saarka Wershadaha

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Mudane Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Siciid (Maxamed-somaali) iyo Agaasimaha...

Somaliland: Maxkamad Dembi ku weyday Nin loo Haysto inuu Aflagaadeeyey Madaxweynaha Jabuuti

Gabiley (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Gabiley ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta go'aan ka soo saartay kiiska loo haysto nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka...

“Shacab iyo Dowladba Waxa Innagu Waajib ah Qorshihii aynu Ku heli lahayn Koronto Jaban” – Wasiirka Maaliyadda JSL

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in shacab iyo dowladba dedaal lama-huraan ah loo galo helitaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img