HomeMaxaa Lagu Xusuustaa Shaqsiyadii iyo Sooyaalkii Faneed ee Khadra Daahir Cige oo...

Maxaa Lagu Xusuustaa Shaqsiyadii iyo Sooyaalkii Faneed ee Khadra Daahir Cige oo Aas Qaran loo Sameeyey Hargeysa?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Xaabalaha Halleeya ee magaalada Hargeysa, waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey Marxuumad Khadra Daahir Cige oo xalay ku geeriyootay Cusbitaal ku yaalla caasimadda Somaliland.

Marxuumad Khadra Daahir Cige oo da’deedu ahayd 65-jir, ayaa ka mid ahayd hormoodka fanka Soomaalida intii u dhaxaysay 1974-tii ilaa 2004-tii oo ay fanka ka hawl-gabtay, waxa aaska qaran ee loo sameeyey ka qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdhilaahi ismaaciil (Saylici), Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda, siyaasiyiin, Abwaanno iyo dadweyne aad u tira badan.

Masuuliyiinta ka qayb-galay aaska Marxuumadda iyo Abwaanno magac ku leh bulshada Soomaaliyeed oo aqoon-dheeraad ah u leh, ayaa ka warramay shaqsiyaddii iyo sooyaalkeedii dhinaca fanka.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Aaska Qaran ee loo sameeyey Khadra Daahir Cige.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories