HomeKhadra Daahir Cige oo Caawa ku Geeriyootay magaalada Hargeysa

Khadra Daahir Cige oo Caawa ku Geeriyootay magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Allah [SWT] ha u naxariistee waxa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyoootay Fannaanaddii Caanka ahayd ee Khadra Daahir Cige.

Marxuumadda ayaa muddooyinkii u dambeeyey xaalad caafimaad u jiiftay Cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.

Eebbe Naxariista Jannooyinkiisa hawgu deeqo’e, Marxuumadda oo Door muhiim ah ku lahayd kobocii Fanka Soomaalida, waxa ay fanka ku soo biirtay sannadkii 1974-kii.

Khadra Daahir Cige ayaa xilliga ay fanka ku soo biirtay ku jirtay waxbarashada Dugsiga Dhexe oo ay kaga jirtay Dugsiga Biyo-dhacay-ga Sare ee magaalada Hargeysa, waxaana la sheegaa in heesteedii u horeysay oo ahayd Hees Waddani ah uu u dhiibay macalinkeedii maaddadda Carabiga oo sabab u ahaa inay ku biirto fanka oo ay aad u jeclayd. waxbarashada Dugs

Allah ha u naxariistee Khadra Daahir Cige oo muddo 25-sanno ah ku noolayd Qurbaha kaddib burburkii dowladdii Soomaaliya, waxa ay fanka ka fadhiisatay sannadkii 2002-dii, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey ku nooleyd magaalada Hargeysa oo fadhigeedu ahaa, marka laga reebo inay mararka qaarkood u safri jirtay Qurbaha oo carruurteedu ku nooshahay.

Bahda warbaahinta Somalilandpost waxa ay tacsi u dirayaan dhammaanka Qoyska, Ehelka, Asxaabta, Shacabka Somaliland iyo Guud ahaan umadda Soomaaliyeed oo aanu ka tacsiyeynayno Geerida ku timi Marxuumadda oo Baal-Dahab ah oo Bilan oo ku lahayd Kobocii Fanka Soomaalida. Eebbe (SWT) inuu u dambi-dhaafo oo janooyinkiisa Geeyo, ayaynu ka baryaynaa. Aamiin.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories