Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Djibouti obtained Turkey’s Bayraktar TB2

The Bayraktar TB2 unmanned combat aerial vehicle (UCAV) Turkey exported to Djibouti was displayed for the first time at the military parade for Djibouti's...

Somaliland: Kumanaan Xujay oo Ka Baaqanaya Soo Gudashada Waajibaadka Xajka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay xujjaydii sanadkan tegi lahayd Xajku ka baaqanayaan, kaddib markii dawladda Soomaaliya siyaasaddaysay saamigii xujjayda ee Somaliland. Wasiirka...

“Saddexda Xisbi Wakhtigoodii Wuu Dhammaaday” – Prof Samatar iyo Ataash oo Soo Bandhigay Qorshe Siyaasadeed Cusub

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Waaber Cabdirisaaq Ibraahim Ataash ayaa maanta si wada-jir ah magaalada Hargeysa ugu...

Xukuumadda Somaliland oo Baaq u Dirtay Boqortooyada Sucuudiga iyo Dunida Islaamka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay Dowladda Soomaaliya inay is-horjoosatay isla markaana ay carqaladaysay tiradii ay Shacabka JSL sannadkan ka heli lahaayeen Xujaajta...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Digniin u Jeediyey Shirkadaha Korontada

Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Kheyraadka Dabiiciga ah, Deegaanka iyo Tamarta ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sharci-darro ku tilmaamay hadallo hanjabaad u muuqday oo dhawaan ka...

Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo Walaac Muujiyey ~ Maxaa ka Dhexeeya Basasha iyo Qabyaaladda?

Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo Walaac Muujiyey ~ Maxaa ka Dhexeeya Basasha iyo Qabyaaladda? https://www.youtube.com/watch?v=TKvis-VkO18

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo taageero u ballan-qaadday Cusbitaalka Dhimirka ee Sahan oo maamulkiisa ay bogaadiyeen

Hargeysa (SLpost)- Cusbitaalka SAHAN oo lagu dabiibo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, waxa Salaasadii shalay lagu qabtay Munaasibad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img