Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Dublomaasiyiin iyo Saraakiil Milatari oo Maraykanka ah

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti  socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil...

Maxay Ka Wada-hadleen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Weftiuga Dawladda Maraykanka?

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda dalka...

Wasiirka Daakhiliga iyo Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland oo Kulan La yeeshay Wefti ka socda Dalka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan taliyeyaasha Ciidamada Kala duwan ee Somaliland, ayaa maant kulan muhiim ah...

SOMALILAND: WARGELIN SUMMAD GANACSI

HILUX LAND CRUISER LEXUS TOYOTA RUSH WAXAA HALKAN WARGELIN LAGU BIXIYAY in calaamadaha Ganacsiga ee sare ay yihiin calaamadaha Ganacsiga: TOYOTA JIDOSHA KABUSHIKI...

Xaaladda Abaarta Degmada Sallaxley oo halkii ugu Darrayd Gaadhay iyo Baaq Qayla-dhaan ah oo Laga Diray

Degmada Sallaxley xaaladda abaartan ku daba dheeraatay dalka ee xidhiidhka ah illaa kal hore, waxay bishan August maraysaa halkii ugu cuslayd xagga xaalufka dhulka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img