Somaliland Oo Taageero U Muujisay Taiwan Oo Shiinuhu Culays Saaray
Hargeysa (SLpost) - Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Xiisadda Shiinaha iyo Taiwan oo meel xaasaasi ah Maraysa. Toddobaadkii hore, Shiinaha ayaa ka cadhooday Socdaal ay...
Muxuu Ciidanka Qaranka Somaliland Kala Kulmay Degmada Boocame ee Xuduudka Soomaaliya?
Laascaanood (SLpost)- Maamulka Gobolka Sool iyo ka degmada Laascaanood oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa gaadhay degmada Boocame ee gobolkaas,...
“Garxajis Wixii uu Ka Qalin-jabiyey Ayaa Maanta laga Wadaa Somaliland” ~ Ismail Abdilahe
"Garxajis Wixii uu Ka Qalin-jabiyey Ayaa Maanta laga Wadaa Somaliland" ~ Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo si qoto-dheer u falan-qeeyey xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababor u soo xidhay 30 Garsoore oo ka Hawl-gala Maxkamadaha Gobolka Maroodi-jeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen Lataliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur...
”Mudaharaad aanay cidna u sheegin oo hanjabaadi ku jirto, ayaanu dhigaynaa, Berrina waxaanu doonaynaa inaanu dalka madaxweynayaal ka noqono, labadaasi isma galayaan”
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka digay bannaan-baxyo aan dariiqa sharciga ah loo marin oo Xisbiyada mucaaradka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

