Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo Markii u horeysay Ka Hadlay Madaxweynaha Cusub ee loo Doortay Kenya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Doorashadii ka dhacday Dalka Kenya. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu sheegay in Somaliland iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo Xil-ka-Qaadis iyo Magacaabis Sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu fiidnimada caawa soo saaray waxa uu xilka kaga qaaday Guddoomiye ku-xigeenkii gobolka Sanaag...

Natiijada Doorashada Kenya oo la Shaaciyey iyo Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo Ka Soo Horjeestay

Nairobi (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka ee dalka Kenya, ayaa galabta shaaciyey natiijada doorashada madaxweynaha ee dalkaas. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Kenya, Wafula Chebukati, ayaa shaaciyey in Dr...

Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo Kulmay?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo uga warbixiyey ururrada siyaasadda...

Somaliland: Guddi Wasiiro ah oo Kulan la Yeeshay Haldoorka iyo Ganacsatada Bariga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Guddi Wasiirro ah oo Madaxweynaha Somaliland u xilsaaray sii-amba-qaadista wada-hadallada u socda xukuumadda iyo mucaaradka, ayaa maanta kulan la qaatay Aqoonyahanka, Waxgaradka,...

Muxuu Weftiga Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodijeex ku soo arkay Degaanka Soomaalida Ethiopia?

Hargeysa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex oo muddo laba maalmood ah hawlo shaqo ugu maqnaa Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia,...

Golaha Wakiillada oo Ku kala Qaybsamay Saamaynta Ka Dhalatay Mudaharaadyadii Mucaaradka iyo Jawaabta Xildhibaannada Muxaafadka

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Muxaafadka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta ka jawaabay eedaymo ay shalay xukuumadda u jeediyeen xubno ka tirsan Xildhibaannada ku abtirsada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img