Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka Dowladda Ingiriiska?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, MdMuuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Wakiilka cusub ee Dalka Ingiriisku u soo magacaabay Somaliland Danjire Lizzie Walker oo ay...
DAA’UUD CALI MASXAF IYO XUSUUSTII MASRAXA AF SOOMAALIGA
Magac ku baahay Hargeysa, Muqdisho, Jabuuti iyo Jigjiga Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf Waa 24.1.2020 Amin saacada geeska Afrikada bari ku aadan tahay 5:34 Pm, waxaan furay fariin...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dowladda...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Damaca Ethiopia ee Dekedda Saylac iyo Wada-hadallada Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay ka hadashay wararka sheegaya in dowladda Ethiopia damac kaga jiro Dekedda magaalada Saylac xilli uu madaxweyne...
Xukuumadda Somaliland oo Si Cad u sheegtay Cidda ka Qayb-galaysa Doorashada Madaxtooyada
Xukuumadda Somaliland oo Si Cad u sheegtay Cidda ka Qayb-galaysa Doorashada Madaxtooyada iyo Walaaca Xisbiyada Mucaaradka Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/hoQb4LL_ESI
Wasaaradda Maalgeshiga Somaliland oo Dalka ku marti-qaadday Ganacsato Maraykan ah
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Maalgeshiga ee Somaliland, ayaa dalka ku marti-qaadday maal-qabeenno u dhashay dalka Maraykanka, kuwaas oo danaynaya isla markaana indho-indhayn ku samayn doonaan...
Somaliland: Maxkamadda Sare oo geed-hoostii kaga garnaqday 125 Dacwadood oo laga fuliyey gobollada Bariga dalka
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland oo Muddo 25 Cisho ah u Guurtay Gobolada Bariga dalka, ayaa ka garnaqday 125 dacwadood oo ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

