Xayiraadda Saaran Deegaamada Woqooyiga Hargeysa iyo Sidii Xal Loogu Heli lahaa oo Golaha Guurtida lagaga Hadlay
Xayiraadda Saaran Deegaamada Woqooyiga Hargeysa iyo Sidii Xal Loogu Heli lahaa oo Golaha Guurtida lagaga Hadlay https://www.youtube.com/watch?v=UCUQH_7H6qY
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo la Shiray Garsooreyaasha Maxkamadaha Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed iyo xubno ka tirsan Guddiga caddaaladda, ayaa kulan ballaadhan la qaatay...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo ka kooban toddoba xubnood. Wareegto uu soo saaray madaxweynaha...
Urur-siyaasadeedka SPP oo Hargeysa lagaga dhawaaqay iyo Jewiga Madashii lagu Daah-furay
Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa maanta lagaga dhawaaqay urur-siyaasadeedkii u horreeyey ee si rasmi ah loo shaaciyo, kaas oo loogu wan-qalay magaca Somaliland People’s...
“Horumarka Somaliland Ka jira, waxa uu u muuqda inay ka faa’iidaysteen kor u kaca dareenka caalamiga ah”
London (SLpost)- Matthew Gordon oo ah diblomaasi Jaamacadda London ku diyaarinaya shahaadada PhD, isla markaana bartay siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah, ayaa faallo dheer...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo La Kulmay Wefti ka socda Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka...
Shirkadda Samsung oo Maamul Cusub u Xil-saartay 14 Waddan oo Somaliland ku jirto
Seol (SLpost)- Shirkadda samaysa Agabka electronic-ga ee Samsung, ayaa magacowday Agaasimaha Maamulka ee shirkadda u qaabilsan Bariga Afrika, kaas oo masuul ka noqon doona...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

