Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Dowladda Kenya oo ka hadashay Aqoonsiga Somaliland

Nairobi (SLpost)- Dowladda Kenya, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay qaddiyadda aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, kaddib dood baarlamaanka UK arrintaas ka yeesheen toddobaadkan. Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Nuxurka Go’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Fadhigii maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa laga soo saaray qodobbo lagu taageerayo isla markaana bogaadin iyo mahad-naq xambaarsan, kuwaas oo lagaga...

Baarlamaanka Ingiriiska oo Soo Bandhigay Xaqiiqooyin Soo-dedajin kara Aqoonsiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Ingiriiska (House of Commons), ayaa shalay dood ka yeeshay Aqoonsiga Somaliland, waxaanay xildhibaannada doodda ka qayb-qaatay dhammaantood isku...

“Damaca Abiy Ahmed ee Dekedda Saylac waxa Hakiyey Dagaalkii Tigrayga oo inaga Jeediyey ee imikaba…”

"Damaca Abiy Ahmed ee Dekedda Saylac waxa Hakiyey Dagaalkii Tigrayga oo inaga Jeediyey ee imikaba..." Siyaasi Ismaaciil https://www.youtube.com/watch?v=vpkqUQomc0U

Madaxweynaha Somaliland oo gaadhay Addis Ababa iyo Qaabkii loo soo dhaweeyey

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo saaka ka amba-baxay Magaalada Hargeysa, ayaa gaadhay magaalada Addis...

Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo u amba-baxay Dalka Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo-baxay magaalada Addis Ababa, kaddib marti-qaad rasmi...

Baarlamaanka Ingiriiska oo Dood Taariikhi ah ka yeeshay Aqoonsiga Somaliland

Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK, ayaa maanta dood taariikhi ah ka yeeshay Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland oo ay si weyn u taageereen. https://youtu.be/JK3OEY1xa8E

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img