Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Adxaha
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo u diray Shacabka Jamhuuriyadda munaasibadda Ciidul-Adxaha awgeed oo ku beegan Sabtida Berri. War-saxaafadeed ka soo...
Somaliland iyo Ethiopia oo Kala Saxeexday Heshiis Afar Qodob ka kooban
Hargeysa (SLpos)- Dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Federaalka Itoobiya, ayaa ku heshiiyey in qiimaha qaadka iyo khudaarta lagu celiyo sidoodii hore, kadib qiimo-kordhin beeralayda Itoobiyaanku...
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Shaqsiyaddii Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka oo Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi, ayaa ka hadlay shaqsiyadii iyo doorkii wax-qabad ee uu qaranka ku lahaa Allah ha u naxariistee Taliyihii...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fidiyey 546 Maxbuus oo Siyaasiyiin iyo Suxufiyiin Ku jiraan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa munaasibadda Ciidul-Adxaha awgeed cafis ugu fidiyey 546 Maxbuus oo ku jira xabsiyada dalka. Wareegto madaxweyne...
Somaliland: Wasiir iyo ku-xigeen xilka kula wareegay Madal loogu fooladeeyey Kobcinta Wax-soo-saarka Beeraha
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee cusub Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo ku-xigeenkiisa Yurub Abiib Cabdi, ayaa manta xilkii kagala wareegay wasiirkii hore ee...
Somaliland: Waan-waan Maxalli ahi ma keeni kartaa xal-u-helidda Xaaladda Siyaasadeed?
Inkastoo shaqsiyan aan bogaadinayo ergooyinka isxilqaamay ee Salaadiinta iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ah ee aqbalay ee dibadbaxyadiina hakiyay labada ba, haddana uma arko in dedaalo...
Wada-hadallo u Bilaabmay Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta qasriga madaxtoooyada Jamhuuriyadda Somaliland ka bilaabmay kulankii koowaad ee wada-hadallada u dhexeeya madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

