Monthly Archives: July, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland: Last Words of Late Khadra Dahir Egeh to politicians and Youth

Khadra Dahir Egeh, one of the most famous Somali singers in modern history, passed away at the International Hospital and was laid to rest...

Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaradka oo Arbacada Berri Is-hor-fadhiisanaya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka, ayaa la filayaa inay maalinta Berri Is-horfadhiistaan isla markaana ka wada-hadlaan khilaafka...

Nuxurka Go’aamo laga soo Saaray Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ergada Dhex-dhexaadinta

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan madaxtooyada kula yeeshay Ergo isugu jira Golaha Guurtida iyo Madax-dhaqameed oo dhex-dhexaadin...

Somaliland: Ganacsade Mar kale bulshadiisa ka fayday Dhibaato haysatay

Dunida aynu ku nool nahay dal walba ilaahay wuxuy dhigay khayraad uu ugu talogalay inay ku noolaadaan si ay uga baxaan baahi isla markaanna ugu gudbiyaan dalalka kale si ay dhaqaale uga helaan.

Somaliland: Khabiir Sharaxaad Ka Bixiyey Caqabadaha Maamul-daadejinta Dhaqaalaha iyo Xeerka Midaynta Cashuuraha

Hargeysa (SLpost)- Cabdiwahaab Garaad oo ah Khabiir Culuumta Dhaqaalaha ka Dhiga Jaamacadda Hargeisa ayaa sharaxaad ka bixinayay daraasad laga sameeyey caqabadaha maamul-daadejinta dhaqaalaha dalka...

Xukuumadda Somaliland oo Muddo Sannad ah Qiimo-dhimis u Samaysay Cashuurta Raashinka La Soo Dejiyo

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa muddo lix bilood ah ku kordhisay qiimo-dhimis ay bilowgii sannadkan u samaysay cashuurta Raashinka Daruuriga...

Beesha Ibraahim Sh. Isaxaaq oo sheegtay inay faro-madhan ka joogto saamigii ay ku lahayd Xukuumadda Somaliland

Burco (SLpost)- Aqoonyahan, waxgarad iyo dhalinyaro ka soo jeeda beelaha Ibraahim Sh. isaxaaq (Sanbuur) kulan warbaahineed ku qabtay Magaalada Burco xalay, ayaa sheegay inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img