Monthly Archives: July, 2022

spot_imgspot_img

Shirka Daneyayaasha Shaqo-abuurka Dalka oo Hargeysa ka furmay iyo Cilmi-baadhis lagu soo Bandhigay

"Xukuumaddu waxay ku hawlan tahay sidii loo dhiirrigelin lahaa shaqo qofka nacfi u leh iyo in la ilaaliyo xuquuqaha dadka shaqada ku jira" -...

Jewigii uu ku furmay Wejiga 3aad ee Wada-hadallada Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaradka oo maanta qabsoomay

Hargeysa-(SLpost)- Waxa maanta qasriga madaxtooyada ka furmay wejiga 3aad ee wada-hadallada u socda Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaradka ah. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, ayaa...

Dr Gaboose oo Madaxweynaha 6aad ee Somaliland Loogu Bushaareeyey

Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Koonfurta Hargeysa ayaa xalay munaasibad laysku arkay ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxaana halkaas...

Maxaa Ka Dhexeeya Kulanka Madaxweynaha ee ururada iyo Wada-hadalada u Socda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka...

Somaliland: Xukuumadda Kulmiye oo Dhoolatus Farriin Siyaasadeed Huwan ku Soo Bandhigay Gobolka Hawd

Baligubadle (SLpost)- Magaalada Balligubadle ee xarunta gobolka Hawd waxa maanta ku qabsoontay xaflad ballaadhan oo bulshada magaalada ku soo dhaweynayaan wasiirka Cusub ee Wasaaradda...

Maxaa Ku Cusbaa Hab-dhaqan-Maamuuska Madaxweynaha Somaliland Kula Ciiday Shacabka Hargeysa?

Maxaa Ku Cusbaa Hab-dhaqanka Madaxweynaha Somaliland Kula Ciiday Shacabka Hargeysa? Madaxweynaha Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee Sabtida Saaka shacabka Hargeysa la oogay salaaddda Ciidda, waxaana...

Doorka Horumar Ee Uu Keenayo Maal-Gashiga Shirkadda MSG Group Ee Wershadda Sibidhka Somaliland

Markii ay dhawaan soo baxday xogta la xidhiidha maal-galinta ballaadhan ee shirkadda MSG Group ka samaynayso mar kale Somaliland ee ay gaar ahaan wakhtigan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img