Madaxweynaha Soomaaliya oo gaadhay Kenya oo ku Qaabishay Meeqaamkii ay Madaxweynaha Somaliland ku maamuustay
Kenya ayaa ah Dalkii labaad ee Cilaaqaad ka dhexeeyo Somaliland ee Madaxweynaha Somalia socdaal ku tago Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jimcaha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Shaqsiyaddii Sheekh Aadan-Siiro oo maanta Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqsiyaddii iyo Kaalintii uu bulshada ugu jiray Allah ha u naxariistee Marxuum Sheekh...
Sheekh Aadan Siiro oo ku Geeriyooday Dalka Hindiya iyo Madaxda Xisbiyada oo Ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuumka
Hargeysa (SLpost)- Allah naxariistiisa Janno haka waraabiyee waxa maanta dalka Hindiya oo uu xaalad Caafimaad u joogay ku geeriyooday Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray...
Agaasimaha Guud ee Shaqo-gelinta oo Furay Kulan lagu Gorfeynayo Qabyo-qoraalka Xeerka ururrada Shaqaalaha
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Somaliland Cabdirashiid Ibraahim Sh. Cabdiraxmaan, ayaa maanta Hargeysa ka daah-furay Kulan lagu...
Madaxweynaha Somaliland oo Guddi Wasiirro ah u Magacaabay Xaaladda Biyo-yaraanta Dalka
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii 95-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu naaqishay arrimo kala...
“Waxaan ahay hoggaamiye hadaf iyo mowqif leh oo u taagan midnimada Somaliland” – Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka SPP
Buuhoodle (SLpost)-Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka Shacabka Somaliland (SPP) Dr. Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka kooban xubno kamida aasaaseyaasha ururkaasi oo booqasho...
Dollar iyo Dahab Laga Helay Suuqa Waaheen Qasnadihii Ku Gubtay oo Dadkii Lahaa la guddoonsiiyey
Dollar iyo Dahab Laga Helay Suuqa Waaheen Qasnadihii Ku Gubtay, kuwaas oo maanta la guddoonsiiyey Dadkii iska lahaa kaddib markii la tixraacay documentiyo iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

