Aadan-Siiro: The prominent Religious and Social leader laid to Rest in State funeral
Sheikh Aden Haji Mohamoud aka Aden-Siro, a prominent religious and social leader, has been laid to rest on Sunday at State Funeral. Sheikh Aden-Siiro...
HAMBALYO MEHER WACAN: Abokor Iid Kaariye iyo Nuura Ibraahim Muuse oo Meherkoodu ka Dhacay Hargeysa
بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في خير Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed...
Ergadii lagu sagootiyey Jannaasada Sheikh Aadan-Siiro iyo ammaanada uu xilkeeda ka tegay
Jidka isku-xidha Magaalada Hargeysa iyo Xabaalaha Baqiic wuxuu galay mid kamida maalmihii ugu mashquulka badnaa, oo aan hore u soo marin, dhici doontaase mooye. Gawaadhidu waxay is daba socdeen oo ay sanka isku hayeen gudaha magaalada ilaa iyo deegaanka ay Xabaaluhu ku yaallaan.
Warbaahinta Ingiriiska oo soo bandhigtay Haweenaydii uu Mo Farah Eedeeyey
London (SLpost) - Warbaahinta Ingiriiska oo Maalmihii u dambeeyay baadhid ku waday Haweenay uu Orodyahanka reer Somaliland ee Maxamed Faarax ku eedeeyay Inay si...
Sh Aadan-Siiro: Astaantii Taakuleynta Danyarta iyo Carrooga Dulmanayaasha oo Aas Qaran lagu Sagootiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo maanta xabaalaha Baqiic ee Wqooyiga Hargeysa loogu sameeyey marxuum...
Maxay Culimada Soomaaliyeed Ka Sheegeen Sooyaalkii iyo Shaqsiyaddii AHU Sheekh Aadam-Siira?
Maxay Culimadu Ka yidhaahdeen Sooyaalkii iyo Shaqsiyaddii AHU Sheekh Aadam-Siira oo shalay ku geeriyooday Dalka Hindiya oo uu xaalad caafimaad u joogay. https://www.youtube.com/watch?v=u29Lh5Kma5Q
Xukuumadda Somaliland oo bogaadisay Ansixinta Xeerka Iskaashiga Maraykanka iyo Muhiimadda uu leeyahay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay xeerka difaaca qaranka Maraykanka, oo Golaha Wakiilada Maraykanku wax ka badal ku sameeyeen si loo waafajiyo xidhiidh...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

