Monthly Archives: May, 2022

spot_imgspot_img

“Ha Ku Sirmin Siyaasadda Maraykanka ee ‘Soomaaliya Mid ah’ oo taageeradeedu ka sii gudhayso Washington” – Brendon Cannon

Hargeysa (SLpost)- Brendon J. Cannon oo ah macalin wax ka dhiga Jaamacadda Khalifa ee magaalada Abu Dhabi, ayaa booqasho taariikhi ah ku tilmaamay socdaal...

Xukuumadda Somaliland oo Digniin ka soo saartay Dhawaaqyo Ka Soo yeedhay Xisbiyada Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa gebi ahaanba mabnuucday isu-soo-baxyo ay Xisbiyada Mucaaradka iyo taageerayaashoodu si gaar ah ugu dabbaal-degayaan xuska 31-guurada maalinta madax-bannaanida Somaliland...

South Sudan oo noqday Dalka 5aad ee ka faa’idaysanaya Korontada Ethiopia iyo Qorshaha Somaliland

Addis Ababa (SLpost)- Dalka Koonfurta Suudaan, ayaa dhawaan heshiis kula galay dowladda Ethiopia inay ka iibiso Korontada laga dhaliyo biyo-xidheenka weyn ee Gerd. Wefti ka...

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay Madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada labada Aqal baarlamaan ee Soomaaliya, ayaa madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya u doortay Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib tartan saddex wareeg qaatay oo...

Warbaahin Caalami ah oo Soo bandhigtay Ujeeddada Safarkii Taliyaha Ciidanka Maraykanku ku Yimi Somaliland

“Ujeedada Washington waxay noqon kartaa in ay aqoonsi caalami ah siiso Somaliland si ay ugu beddeshaan saldhigga milatari ee Maraykanku ka samaysanayo dhulkooda” -...

“Muuse Biixi wuxuu ku dhashay Faraweyne oo Itoobiya looga Soo Qaadhaamay” – Siyaasi Ismaaciil

"Muuse Biixi wuxuu ku dhashay Faraweyne oo Itoobiya looga Soo Qaadhaamay. Dad baa ka Dictator-nimadu ugu baxdaa oo Siyaad Barre uun hadal-haya...." - Siyaasi...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Madaxweynihii Dalka Imaaraadka Carabta

"Somalilandna ay ku xasuusan doonto xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee hore uga dhaxayn jiray labada dal iyo labada shacbi ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Isu-tagga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img