Monthly Archives: March, 2022

spot_imgspot_img

Wefti ka socda Baarlamaanka Somaliland oo Gaadhay Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub

Brussels (SLpost)- Wefti ka socda Baarlamaanka Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada, ayaa maanta gaadhay magaalo-madaxda dalka Belgium oo ah...

Madaxweyaha Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyey Bole International Airport oo uu Uga Sii Gudbi doono Safarkiisa Maraykanka.

Addis-Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta gelinkii dambe ka dhoofay gegida diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa...

Baarlamaanka Somaliland oo Marti-qaad ka Helay Baarlamanka Midowga Yurub iyo Wefti u dhoofay Brussels

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Baarlamaanka Somaliland, ayaa socdaal ugu baxay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium oo ah xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub. Weftigan oo...

Somaliland president travels to United States to boost bilateral ties

By Somaliladpost Staff A High-level delegation led by the President of the Republic of Somaliland Hon. Muse Bihi Abdi has today departed for his first...

Faysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Shacabka Somaliland ee ku Dhaqan Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in aanay...

Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo Safar ugu Baxay Dalka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti miisaan leh oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu anba-baxay dalka Maraykanka. Safarka madaxweynaha...

Somaliland: Guulaha Diblomasiyeed ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi + Safarka Berri ee Maraykanka

Somaliland: Guulaha Diblomasiyeed ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi + Safarka Berri ee Maraykanka' https://youtu.be/iNNQZkDTPPw

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img