HomeFaysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Shacabka Somaliland ee ku Dhaqan...

Faysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Shacabka Somaliland ee ku Dhaqan Maraykanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in aanay wax mudaharaad ah samaynin marka Madaxweynuhu Maraykanka tago.

Faysal ayaa sheegay in dadka reer Somaliland ee ku nool carriga Maraykanka ay u banaan tahay in ay waydiiyaan wixii su’aalo ah ee ay u hayaan, laakiin waxa uu ka codsaday in aanay samaynin wax mudaharaad ah oo ay Madaxweynaha kaga soo horjeedaan.

blank“Anagoo eegayna sharafta iyo karaamada ay leedahay Madaxweynenimadu, inkasta oo Muuse aanu maamuusin haybadda ay leedahay dowladnimada iyo madaxnimadu, farsamadeedii, haybadeedii iyo dhaqan keediina aanu lahayn, haddana maanta wuu fadhiyaa, wixii aad waydiin kartaan maamul xumaantiisa iyo ficil xumaantiisa xaq baad u leedihiin, laakiin mudaharaadka ka daaya,” ayuu yidhi Faysal oo Saxaafadda kula hadlay Hargeysa.

Faysal ayaa sheegay in mudaharaadka ay ku dhex milmi karaan, dadka Soomaalida ah ee kasoo horjeeda qadiyada madaxbannaanida Somaliland, sidaas darteedna waxa uu u soo jeediyay in ay ka fogaadaan wixii mudaharaad ah. “Yaydaan isku qasmin idinka iyo dadkaa kasoo horjeeda qaranka Somaliland, ee u barooranayaa cadowgii aynu iska xoraynay, taasaan idinka codsanayaa” ayuu yidhi Faysal oo digniin u diray jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories