HomeBaarlamaanka Somaliland oo Marti-qaad ka Helay Baarlamanka Midowga Yurub iyo Wefti u...

Baarlamaanka Somaliland oo Marti-qaad ka Helay Baarlamanka Midowga Yurub iyo Wefti u dhoofay Brussels

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Baarlamaanka Somaliland, ayaa socdaal ugu baxay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium oo ah xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub.

blankWeftigan oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Cali Xaamud Jibriil, ayaa safarka ay ugu baxeen dalka Belgium ka dambeeyey kaddib marti-qaad rasmi ah oo Baarlamaanka Midowga Yurub u soo diray Baarlamaanka Somaliland.

Guddoomiye Cali Xaamud waxa socdalka ku wehelinaya La-taliyaha Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Golaha Guurtida Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yaasir.

Weftiga ka socda labada Aqal Baarlamaanka ee Wakiillada iyo Guurtida Somaliland oo maanta ka duullay gegida diyaaradaha ee Egal International Airport ee magaalada Hargeysa, ayaa diyaar-garowga soo-dhaweytoodu ka socotaa magaalada Brussels ee dalka Belgium iyadoo ay si weyn isu abaabuleen jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalkaas.

Socdaalka Weftigan ayaa ku soo beegmaya iyadoo isla maanta uu dalka Maraykanka u anba-baxay Wefgti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo marti-qaad ka helay dowladda Maraykanka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories