Monthly Archives: March, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland: President Muse Bihi will Depart for his first visit to US on Saturday

By Somalilandpost Staff A High-level delegation led by the President of the Republic of Somaliland Hon. Muse Bihi Abdi is expected to depart for the...

Ganacsato waaweyn oo Xubno ka ah Weftiga Madaxweynaha Somaliland oo Safar ugu baxaya Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay Maalinta Sabtida socdaal ugu baxaan dalka Maraykanka. Safarka...

Madaxweynaha, ku-xigeenka iyo Golaha Wasiirrada Somaliland oo Mushaharkooda kaga Qayb-qaadanaya Gurmadka Abaaraha

Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu go’aamiyey in madaxweynaha, ku-xigeenkiisa iyo Xubnaha Golaha Wasiirradu ay muddo hal-bil ah mushaharkooda kaga qayb-qaataan...

Faysal Cali Waraabe oo eedaymo u Jeediyey Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha gudaha...

Madaxweyne Biixi oo Derajooyin ku taxay 253 Sarkaal oo Qalin-jabiyey Dugsiga Booliska ee Madheera

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tabobar usoo xidhay 253 (Laba boqol iyo saddex iyo konton) sarkaal oo ka...

Somaliland president compares Ukraine war to Hargeisa Bombardment

Hargeisa (SLpost) - Somaliland President Md. Muse Bihi Abdi has called on Russia and Ukraine to end the fighting and restore peace and dialogue. President...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Isbarbardhigay Dagaalka Ukraine iyo Duqeyntii Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dalalka Ruushka iyo Ukraine ugu baaqay in dagaalka la joojiyo nabadna lagu dabaalo xaaalada, sidoo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img