Monthly Archives: March, 2022

spot_imgspot_img

Shirkadda Dahabshiil oo Ka Jawaabay Baaqii Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group faraceeda ‘Dahabshiil Oil” ayaa ku dhawaaqday inay dalka keentay Shidaal qiimo jaban lagu iibinayo. War-saxaafadeed ay Shirkaddu Maanta soo saartay,...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tabobar u soo xidhay Xubno ka mid ah Garsooreyaasha dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed oo uu wehelinayay Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali Suudi Diiriye, ayaa...

Roman Abramovich oo Iska Iibinaya Naadiga Chelsea iyo Milicsiga Guulihii uu Kooxda Gaadhsiiyey

London (SLpost)- Maal-qabeenka u dhashay waddanka Ruushka ee Roman Abramovich ayaa shaaciyey inuu iska iibinayo Kooxda Chelsea ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska. Abramovich oo da’diisu...

Sharciga, Caqliga iyo Diinta ayaa Xukuumadda u fasaxaya Sicir-u-goynta iyo ILaalinta Qiimaha Badeecadaha iyo Maceeshada

Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleye). Salaanta islaamka ka dib, duniddu wakhti walba way kala dhimman tahay, oo ma dhammaato, caqabaddo iyo dhibaatooyin dad-keenkuna kama dhammaado, balse...

Somaliland: Dhalinyaro Tahriib Ka soo Laabatay oo La guddoonsiiyey $120,000

Hargeysa (SLpost) –  Xukuumadda Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka, ayaa lacag ku dhow 120 Kun Dollar ku wareejisay Dhalinyaro muwaadiniin ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img