Congress-ka Maraykanka oo la hor geeyay Mooshin ku saabsan Aqoonsiga Somaliland
Washington (SLpost)- Aqalka Congress-ka ee Maraykanka, ayaa la horgeeyey hindise-sharciyeed ku baaqay in dowladda Maraykanku si rasmi ah u aqoonsato Somaliland. Hindisahan oo ay soo...
Maraykanka oo Aqoonsi Dhaqaale Siiyey Somaliland iyo Madaxweynaha oo Sharxay
Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka xog-warramay heshiisyo ay dowladda Maraykanku u oggolaatay inay si gaar ah ugula macaamisho dowladda...
Somaliland oo Dacwad ka dhan Soomaaliya u gudbinaysa Maxkamadaha Caalamiga ah
Washington (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay sheegtay inay kiiskeeda Madax-banaanida u gudbinayso Maxkamadaha Caalamiga ah ee Adduunka. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga...
Maraykanka oo Somaliland oo ka taageeraya Caqabad hortaagan Ganacsatada Dalka
Washington (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay meel fiican u marayaan heshiisyo Somaliland loogu furayo wada-shaqaynta Bangiyada Caalamka, waxaanu...
Somaliland oo Daan-daansi ku tilmaantay Saanad-Milatari oo Shiinuhu ugu deeqay Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dareen-celisay saanad-milatari oo Jimcihii shalay Dowladda Shiinuhu ugu deeqday Soomaaliya xilli ay dalka Maraykanka safar shaqo ku joogaan...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Faa’idada Sharciyadda Heshiiska Iskaashi ee Somaliland iyo Maraykanka
Washington DC (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo hoggaaminayan wefti sare oo ka socda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa toddobaadkan la kulmay saraakiil...
Somaliland Welcomes Strong Expressions of Support from U.S. Administration and Congress
“Somaliland Partnership Act,” introduced in the U.S. Senate, raises prospect of closer relations and security ties WASHINGTON, DC., MARCH 18, 2022 – The President of...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

