Monthly Archives: March, 2022

spot_imgspot_img

Shacabka Somaliland oo Runta u sheegay Somalia, Kana Dareen-celiyey Safarka Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Shacabka Somaliland oo Runta u sheegay Somalia, Kana Dareen-celiyey Guulaha Safarka Madaxweyne Muuse Biixi ee Dalka Maraykanka. Muuqaalka Hoose kaga Bogo Aragtiyada ay...

Somaliland oo ka Hadashay Geerida Haweenaydii u horeysay ee Noqotay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka

Washington (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa hadashay Geerida ku timi Haweenaydii u horeysay ee noqotay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Maraykanka, Madeleine Albright oo Arbacada maanta...

Somaliland: Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo Digniin Adag loo Diray

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa looga digay inay xarunta Golaha ku qabtaan shirar jaraa’id xilliyada uu Goluhu fasaxa ku jiro. Qoraal wargelin ah...

Wararkii u danbeeyey Dhul-gariir ku Dhuftay Taiwan

Taipei (SLpost)- Laba Dhulgariir oo is-xiga, ayaa Saqdii Dhexe ee caawa ku dhuftay dalka Taiwan. Labada Dhulgariir oo laga dareemay caasimadda dalkaas ee Taipei, ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad ku saabsan Xidhiidhka Caalamiga ka Jeediyey Jaamacadda George Washington

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey macadka daraasaadka Afrika ee Jaamacadda George Washington ee dalka...

Somaliland’s severe poverty and lack of progress on recognition threaten to undermine its democracy – President Bihi

Washington (SLpost)- Somaliland President Muse Bihi Abdi spent the past week in Washington making the case that the U.S. should become the first country...

New York: Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Xoghaya Guud ee QM iyo Arrimo laga Wada Hadlay

New York (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalin-nimadii shalay safar shaqo ku tegay Magaalada New York...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img