HomeNew York: Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Xoghaya Guud ee...

New York: Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Xoghaya Guud ee QM iyo Arrimo laga Wada Hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New York (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalin-nimadii shalay safar shaqo ku tegay Magaalada New York ee isla dalka Maraykanka ayaa maanta xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaadhan kula qaatay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.

blankKulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen oo ay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ku lafo gureen arrimo muhiim u ah Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markuu soo dhammaaday waxa ka warbixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Ciise Keyd Maxamuud oo kulanka ku wehelinayey madaxweynaha,

“Maanta waxa aanu kulan la yeelanay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo aanu kala hadalnay qadiyada Somaliland iyo sidii ay Qaramada Midoobay kaalmooyinka ay bixiso si toos ah u siin lahayd Somaliland, iyadoo aan cidna loo soo marin,” ayuu yidhi Dr Ciise Kayd.

Wasiirka oo sii wata hadalkiisa, waxa uu yidhi, “Sidoo kale, waxa aanu kala hadalnay horumarinta beeraha, Kalluumaysiga, dhibaatooyinka abaaraha soo noq-noqday iyo sidii biyaha roobka ee da’a aynu u qaban lahayn oo aynu biyo-xidheeno badan uga samayn lahayn dalkeena, markaa waanu isla qaadanay fikradahaas, waxaanu shirkaasi noqday mid guul noogu soo dhammaaday, waana guul kale oo Somaliland u soo hooyatay”.

Kulanka waxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Ciise Keyd Maxamuud iyo Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka Amb. Bashiir Sheekh Cumar Good.
Kulanka ka dibna weftiga Madaxweynuhu waxay dib ugu laabteen Washington DC oo ay ka sii wadan doonaan hawlaha shaqo ee ay ku joogaan Safarkooda Dalka Maraykanka oo maalintii sagaalaad galay.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories