HomeMadaxweynaha Somaliland oo Khudbad ku saabsan Xidhiidhka Caalamiga ka Jeediyey Jaamacadda George...

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad ku saabsan Xidhiidhka Caalamiga ka Jeediyey Jaamacadda George Washington

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey macadka daraasaadka Afrika ee Jaamacadda George Washington ee dalka Maraykanka oo lagu marti-qaaday.

blankMunaasibadda  uu madaxweynaha Somaliland qudbadda ka jeediyey oo ku qabsoontay Xarunta Jaamacadda George Washington waxa si wada-jir ah u qaban-qaabiyey Macadka Daraasaadka Afrika (African Studies Institute)  iyo Macadka Onero Institute oo u dhaq-dhaqaaqa ka Qayb-galka Siyaasadda ee Dhalinyarada iyo xidhiidhka Arrimaha Dibadda ee gudaha Maraykanka.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu halkaas ka jeediyey khudbad uu kaga hadlay horumarka siyaasadeed iyo Dhaqaale ee ka hirgalay Somaliland muddadii 33-ka sanno ee ay jirtay iyo dedaallada diblomaasiyeed ee Aqoonsi-raadinta.

Munaasibadda oo ay ka qayb-galeen ardayda iyo khubarada siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo qaaraddaAfrika ee Jaamacadda George Washington, waxa uu sidoo kale madaxweynuhu kaga jawaabay su’aalo kala duwan oo laga weydiiyey Saamaynta isbeddellada Siyaasadda gobolka Geeska Afrika ku yeelan karo Aqoonsi Caalami ah oo Somaliland ka hesho caalamka iyo xidhiidhada dublomaasi ee ay la leedahay dalalka adduunka.

blankMunaasibadda Jaamacadda George Washington ku marti-qaadday madaxweynaha Somaliland iyo Su’aalaha la weydiiyey oo socotay muddo saacad ku dhow, waxa daadinaysay Jennifer Cooke oo ah Agaasimaha Macadka Daraasaadka Afrika (Institute of African Studies) oo ka tirsan Kuliyadda Xidhiidhka caalamiga ah ee Jaamacadda George Washington ee Dalka Maraykanka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories