HomeWararkii u danbeeyey Dhul-gariir ku Dhuftay Taiwan

Wararkii u danbeeyey Dhul-gariir ku Dhuftay Taiwan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taipei (SLpost)- Laba Dhulgariir oo is-xiga, ayaa Saqdii Dhexe ee caawa ku dhuftay dalka Taiwan.

blankLabada Dhulgariir oo laga dareemay caasimadda dalkaas ee Taipei, ayaa midkood oo aad u xoogweynaa cabbirkiisana lagu sheegay 6.6 waxa uu ku dhuftay Koonfurta Bari ee Taiwan, haseyeeshee ilaa hadda lama soo sheegin khasaare nafeed oo uu geystay.

Labada Dhul-gariir oo xudduntoodu ahayd gunta hoose ee Badda oo 30km ka hoosaysa oogada sare, ayaa laga dareemay guud ahaan dalka Taiwan, sida aanu ka soo xigannay wakaaladda Wararka ee Reuters.

Deegaannada sida xooggan looga dareemay dhulgariirka oo ku yaalla dhul buuraley ah ayaanay dad badan ku noolayn.

Waddanka Taiwan ayaa ku yaalla dhul juquraafi ahaan ay ku badan yihiin dhulgariirradu.

Waxa ay ahayd sannadkii 2016-kii markii u dambaysay ee dhulgariir ku dhufto dalkaas, waxaana xilligaas ku geeriyooday 100 qof.

Dhul-gariirkii ugu khasaaraha badnaa ee dalkaas ka dhacay, waxa ku geeriyooday dadka ka badan 2 kun qof sannadkii 1999-kii.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories