Somaliland: SONSAF statement on the Elections process
Concluding the immensely successful 31st May 2021, Parliamentary and Local Elections marked another historical moment for Somaliland citizens. On 3rd August, Somaliland people tuned...
“Somaliland waxa ay adduunyada inteeda kale dheertahay waxa loo yaqaano isu-tanaasulka”- Guddoomiyaha SONSAF
Daladda SONSAF oo Guul Taariikhi ah ku tilmaamay Hannaanka ay ku soo gebo-gaboobeen Doorashooyinka Somaliland Hargeysa (SLpost)- Dallada ay ku bahoobeen Ururrada Bulshada rayidka ah...
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo soo Jeediyey in la sameeyo Xeer Xakameeya Madax-dhaqameedka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay ku eekaadaan xilka iyo masuuliyadda loo doortay, siyaasaddana aanay...
“Waa biseyl siyaasadeed in Xisbiga talada haya doorashadii iyo guddoonkii Baarlamaanka looga guulaysto, haddana madaxweynihii…” Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Muqdisho (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Somalia Ee WADAJIR Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ayaa Ka Hadley Doorashadii Shir-Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo salaasada maanta loogu doortay inuu...
“Maanta Somaliland oo dhan baa guulaysataye nin qudha ahi ma guulaysan..” – Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Shir-guddoonka Cusub ee Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shir-guddoonka cusub ee maanta loo doortay golaha wakiillada ee...
Maxaa ku Cusbaa Doorashadii maanta ee Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta yeeshay fadhigoodii u horreeyey, ayaa iska dhex-doortay shir-guddoonka cusub ee golahaas, kaddib markii madasha fadhiga lagu dhaariyey...
Xogo Cusub oo ka soo kordhay Loolanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada iyo Saadaasha Natiijada Fadhiga Berri
Hargeysa (SLpost)- Subaxnimada maalinta Berri oo Salaasa ah waxa Xarunta Golaha Wakiillada ka furmaya Fadhigii ugu horreeyey ee Xildhibaannada Golaha cusub ee dhawaan la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

