Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Shir-guddoonka Cusub ee Golaha Wakiillada Somaliland oo Xilka la wareegay

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Sabtida maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay shirguddoonkii hore ee Golaha Wakiillada muddo-xileedkoodu dhammaaday. Golaha...

Dufcaddii 12aad ee Ka Bogsaday Xanuunnada Dhimirka Oo Ka Qalin-jebiyey Xirfado Lagu Baray Xarunta SAHAN

Hargeysa (SLpost) – Cusbitaalka SAHAN oo lagu daweeyo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay Munaasibad loo sameeyay Dad...

Guddiga Qandaraasyada oo Ku Dhawaaqay Natiijada Tartan loo galay Mashruuca Iftiiminta Hargeysa Stadium

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey natiijada ka soo baxday tartan lagu kala saaray mashruuc iftiimin iyo Koronto lagu galinayo...

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Farta ku fiiqay Ciida iska leh Masuuliyadda Guul-darrada Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Cumar (Jawaan) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa naqdiyey natiijada soo baxday loolankii Xisbiyada Mucaaradka, Xisbiga Kulmiye iyo...

“Siyaasadda ceeb kuma aha in aad guuldaraysato, Hasayeeshee waxaa ceeb ku ah in aad garan weydo sababta keentay guuldaradaada” – Maxamuud Xaashi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada ee Xukuumaddii hore ee Xisbiga KULMIYE Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay loolankii loogu jiray Shir-guddoonka Golaha...

Xildhibaan Maxamed Raambo oo Hadhimo-sharafeed u sameeyey Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee Xisbiga Kulmiye

Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka dooday Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedyada 2022 ilaa 2024-ka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshayOdoroska Miisaaniyadaha Sannadaha 2022 ilaa 2024-ka, kaddib markii goluhu Wasiirka Horumarinta Maaliyadda ka dhegaysatay warbixin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img