Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Xisbiyada Mucaaradka ku eedeeyey inay abaabulayaan falal amni-darro

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa wax laga xumaado iyo kicin dadweyne ku tilmaantay hadal uu maanta jeediyay guddoomiyaha...

Sidee loola dagaalami karaa Maandooriyaha ku soo badanaya Somaliland?

Somaliland waxa ku soo badanaya noocyada maandooriyaha kala duwan sida khamriga, xashiishadda jaadadkeeda kala gedisan, taliyaha ciidanka Boolisku waxa uu sheegay in lix bilood...

Yuusuf Shaacir iyo Xarunta Dhaqanka Hargeysa: Iyama Ayaa Gardaran?

“Gabaygii Cali Jaamac, Hinaasihii Tixda Gamadiid, Weedho Uu Ka Yidhi Hadraawi iyo Gaarriye + Kulannadii 1aad iyo 2aad ee aan arkay 2009 Xeeldheeraha” Qalinkii: Siciid...

Guddoomiyihi Komishanka ee Gobolka Sool oo Aas Qaran loogu sameeyey Laascaanood iyo Xukuumadda Somaliland oo Digniin soo saartay

Laascaanood (SLpost)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxa gelinkii dambe ee maanta aas qaran loogu sameeyey Allah ha u naxariistee Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka...

Hargeysa Stadium oo Laga dhigayo Garoon la Jaan-qadaya Kuwa Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Mashruuc loogu tartamayo Iftiiminta iyo Koronto-gelinta Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa, kaas oo...

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo daahfurtay Mashruuc lagula dagaalamayo Xannuunka Dhimirka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta daahfurtay mashruuc loogu adeegayo Caafimaadka dadka qaba Xannuunka Dhimirka. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa si...

Madaxweynaha Somaliland oo maalinta Salaasada u muddeeyey Fadhiga ugu horeeya ee Golaha Wakiillada Cusub

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada cusub ee Somaliland, ayaa maalinta Saalada ee todobaadkan yeelanaya fadhigoodii u horeeyey, sida uu sheegay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img