Qisada Shirqool uu ka badbaaday Madaxweyne Muuse Biixi oo FARMAAJO Aabihii ku jiray iyo Xog-warranka General Doolaal
Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Qisada Shirqool uu ka badbaaday Madaxweyne Muuse Biixi xilligii dowladdii Kacaanka ee Siyaad Barre oo uu ka tirsanaa Ciidamada...
Dowladda Soomaaliya oo duullaan cusub ku soo qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland
Waa Duullaan ay hor-kacayaan dano siyaasadeed oo u adeegaya gacmo-shisheeye oo liddi ku ah guulaha is-daba joogga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay oo...
Siyaasi Reer Somaliland ah Oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Somalia Oo Kenya Lagu Xidhay
Nairobi (SLpost) – Siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo doonaya inuu u tartamo Madaxweyne-nimada Soomaaliya, ayaa lagu xidhay Magaalada Nairobi ee xarunta...
Maraykanka Oo Lagu Eedeeyay Inuu ka gaabiyey Maalgelinta Dimuqraadiyadda Somaliland, Xilli Uu Malaayiin dollar Ku Bixinayo Somalia
Hargeysa (SLpost) – Khabiirka Ameerikaanka ah ee Michael Rubin oo inta badan wax ka qora Arrimaha dalalka Geeska Afrika, sida Somaliland, ayaa War-bixin dheer...
“Waxa muuqata in cadowgeenu inoo soo tafa-xatay oo shaki layna kala geliyo..” – Siyaasi Cali Waran-cadde
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa sheegay inuu mustaqbalka u tartami doono hoggaaminta Xisbiga talada haya ee Kulmiye kaddib muddo-xileedka guddoomiyenimo ee...
Gabiley oo noqotay Degmadii u horeysay ee Mashaariicdeeda Wax-qabad Si daah-furan loogu tartamayo
Hageysa (SLpost)- Maamulka gobolka iyo ka degmada Gebilay oo ay weheliyaan guddida qandaraasyada qaranka, ayaa maanta daah’furay sagaal mashruuc oo laga fulinayo degmadaas, kaas...
Eng Faysal Cali Waraabe oo mar kale ku baaqay hirgelinta Sharci ka dhan ah Ololaha Somaliweyn
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale xukuumadda iyo Goleyaasha Sharci-dejinta Somaliland ugu baaqay in sharci...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

