HomeGuddiga Qandaraasyada oo Ku Dhawaaqay Natiijada Tartan loo galay Mashruuca Iftiiminta Hargeysa...

Guddiga Qandaraasyada oo Ku Dhawaaqay Natiijada Tartan loo galay Mashruuca Iftiiminta Hargeysa Stadium

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey natiijada ka soo baxday tartan lagu kala saaray mashruuc iftiimin iyo Koronto lagu galinayo Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa.

Qandaraaska Mashruucan oo Guddigu Kulan loo dhan yahay ku Daah-fureen 1-dii bishan August oo ku beegnayd Axaddii toddobaadkan, waxa ku tartamay 14 Shirkadood oo dhammaantood guddiga u gudbiyey shuruudihii looga baahnaa ee tartanka Qandaraaskan lagu xidhay.

blankMashruucan oo suurta-galinaya in xilliga habeenkii garoonka lagu qaban karo tartanka Ciyaaraha, waxa laga maal-gelinayaa Miisaaniyadda Dowladda ee Sannadkan 2021-ka.

Haddaba, kulan maanta ku qabsoomay xarunta Guddiga Qandaraasyada oo ay goob-joog ka ahaayeen Xubnaha iyo Maamulka Sare ee Guddiga iyo Shirkadihii tartanka ka qayb-galay, ayaa lagu shaaciyey magaca shirkadda ku guulaysatay inay fuliso Mashruucan.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii loogu tartamay iyo Cidda ku guulaysatay hirgelinta Mashruucan.

Faahfaahinta warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories