HomeEng Faysal Cali Waraabe oo mar kale ku baaqay hirgelinta Sharci ka...

Eng Faysal Cali Waraabe oo mar kale ku baaqay hirgelinta Sharci ka dhan ah Ololaha Somaliweyn

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale xukuumadda iyo Goleyaasha Sharci-dejinta Somaliland ugu baaqay in sharci dhaqan-gal noqda laga soo saaro dadka u ololeeya arrimaha Somaliweyn.

Faysal Cali Waraabe oo daba-socda olole iyo dhaqaaq muddooyinkii u dambeeyey ka socda magalaada Muqdisho oo lagu sheegay in lagu dhisayo Guddi soo xulaysa xubno metelaya Somaliland oo ka mid noqonaya Doorashada Aqalka sare iyo ka hoose ee Soomaliya, waxa uu sheegay inaanay suurtagal ahayn in magaalada Muqdisho lagu dhiso guddi metelaysa Somaliland.

blankGuddoomiyaha oo Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa marar kala duwan xukuumada Somaliland iyo golayaasha sharci dejinta ugu baaqay in ay sharci kasoo saaraan dadka xilalka u doonta dowladda Soomaaliya.

“Maanta Xamar waxa ka socda doorashadii Somaliland ee aqalka sare iyo aqalka hoose, in ay dadku waalanyihiin ayaan idiin sheegayaa, bal dadkan caga badnaanteenu inoo gaysay 1960-kii, waa cagliga maanta ku leh gudidii doorashooyinkaSomaliland ayaa la samaynayaa bisha todobadeeda,” ayuu yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyey munaasibad ay xilalka kula kala wareegeen Shir-guddoonka cusub iyo shir-guddoonkii hore ee Golaha Wakiillada Somaliland.

“Ilaa shirkii Carta ee 2000 ayay bilaabeen in ay qaar ina sheegtaan oo magaceena heshiisyo ku galaan, waxan baarlamaanka cusub leeyahay 75% sharciyadda in ay dowladu soo saarto weeyaan oo baarlamaankuna ka eego, dowladdu waxba soo saari wayde howshaasi idinka ayay idin haysataa,” ayuu ugu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ugu baaqay Golaha Wakiillada Cusub ee Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories