Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: 29 Shirkadood oo ku tartamaya Qandaraaska Dhismaha Macadka Shaqaalaha Dowladaha Hoose

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay tartan loo galayo dhismaha Macadka tabobarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose ee dalka. Mashruuca dhismaha Dugsiga ayaa...

Hargeysa: Qoysas ku barakacay Roobab Caasimadda ka da’ay oo Gargaar la gaadhsiiyey

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Faysal Cali Sheekh oo uu weheliyo Maayarka Caasimadda Hargaysa C/kariin Axmed Mooge ayaa...

Muwaadin: Wax badan ka Ogow Macluumaad ku saabsan Cashuuraha iyo Cashuur-bixiyaha

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijyo taxane ah oo Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland bulshada ku gaadhsiinayso Macluumaadka iyo Xogo la xidhiidha Waajibaadka Cashuur-bixiyaha...

Aan u wada Guntanno Badbaadada Da’yarteena

W/Q Xuseen Cali Nuur  Xashiishaddu waa Maandooriye waxyeelo weyn u geysta qofka caadaysta, nolosha dadka la noolna iyo guud ahaan u ah sababaha hoos u...

Weerarrada Midabbada badan ee Somaliland lagu hayo.

Somaliland cadowgeedu ma yara, mar uu si toos ah u soo badheedho iyo mar uu soo xulo dariiq kale amaba soo dhex maro dad...

Magacyada Warbaahinta Caalami ah oo ay dowladda Itoobiya Dhinac-u-Xaglin ku eedaysay

Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Federaalka Ethiopia, ayaa ku eedaysay 10 ka mid ah warbaahinta caalamiga ah inay weerar ku yihiin dalkaas. Dowladda Ethiopia waxa ay...

Shirkad Imaaraadka Carabta laga leeyahay oo Mashruuc Macdan-baadhis ah ka bilowday Gobolka Saaxil

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo oo hawlo shaqo u joogga gobolk Saaxil, ayaa maanta daahfuray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img