Taariikhda Dahabka ah ee Shirkada Daallo Airline iyo Abaalka Duugga ah ee ay Ku Leedahay Dadweynaha Soomaaliyeed
Kadib markii ay burburtay dawladii Soomaaliya, ee ay meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, isla markaana uu meesha ka baxay adeegii baaxada lahaa...
Somaliland: Maxaabiis Falal Argagixiso u xidhnaa oo Cafis Madaxweyne lagu sii daayey
Hargeysa (SLpost)- Xabsiga Dhexe ee magaaladda Hargaysa waxa maanta laga sii daayay shan maxbuus oo muddo ku dhaw 20 sanno u xidhnaa falal argagixiso. Sii-deynta...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeer-hoosaadka ay ku shaqayn doonaan
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeer-hoosaadka ay ku shaqayn doonaan oo maalmihii u dambeeyey ay mudaneyaashu doodo ka yeesheen, iyagoo kaabis...
“Qofku hadduu naftiisa ilaalin waayo, ma filayo inuu Qaran ilaalin karo” – Xildhibaan ka hadlay Xadhigga Cabdimaalik Coldoon
“Dad baa is-qarxiya oo umad dhan baabiya, waxay aaminsan yihiin meesha ay galayaan inay ka wanaagsan tahay halka ay ku nool yihiin . Markaa...
Midowga Murashaxiinta Soomaaliya oo Qaaddacay Hab-raaca Doorashada iyo Go’aamo ay soo jeediyeen
Hargeysa (SLpost)- Golaha Midowga Murashaxiinta u tartamaya doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, ayaa qaaddacay habraac loo dejiyey doorashooyinka Mudanayaasha Golaha Shacabka oo shalay ka soo baxay...
Xor baad Tahay ee Kala Dooro Waxtar iyo Waxyeello
W/Q: Xuseen Cali Nuur Rag iyo Haween, Cirroole iyo Carruur, Reer Miyi iyo Reer Magaal, indheer iyo indhow garato, maalqabeen, Sabool iyo inta u dhexaysa,...
“Waa Illaahay mahaddii in maanta culimadii oo dhami ay dalkeena inoogu yimaaddaan oo ay inoo duceeyaan” – Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Culimada Ansaaru Sunna
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan miimeedkii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

