HomeMaanta oo Kale iyo Dhacdooyin Taariikhda Galay oo Somaliland iyo Dunida Kale...

Maanta oo Kale iyo Dhacdooyin Taariikhda Galay oo Somaliland iyo Dunida Kale ka Dhacay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankMaanta oo taariikhdu tahay Khamiis, 19 August 2021, waxa ay ku beegan tahay maalinta 231aad ee sannadka 2021, waxaana sannadka hadhay 134 maalmood.

Dhacdooyin badan oo taariikhda galay, ayaa dunida ka dhacay maanta oo kale, waxaana aynu soo qaadanaynaa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan.

blank

  • Maanta oo kale, Sannadkii 636-kii oo ku beegn dhowr sanno kaddib Geeridii Rasuulkeennii Nebi Muxammed (NNKHA), Ciidamadii Muslimiinta oo uu hoggaaminayo Asxaabigii Khaalid Bin Waleed (RC), ayaa Ciidamadii boqortooyadii Roomaanka Bari (Byzantine) ku jabiyey dagaalkii Yarmuk, waxaanay guushaasi horseedday inay Muslimiintu furato Suuriya.
blank
Ciidamadii Talyaaniga oo Isku Sawiray Qalcad ay ka qabsadeen Ciidamadii Ingriiska iyo Somaliland 1940-kii

blank

  • Maanta oo kale 19 August, 1940 oo lagu gudo-jiray dagaalkii labaad ee dunida, Ciidamadii Talyaaniga ayaa qabsaday Maxmiyaddii Somaliland ee Ingiriiska oo hadda ah Jamhuuriyadda Somaliland.

 

  • 19-kii August, Sannadkii 1953-kii, Milatariga Iran oo taageero ka helay dowladda Maraykanka, ayaa xukunka ka tuuray xukuumaddii raysal-wasaare Maxamed Mosaddegh, waxaanay kursiga saareen Maxamed Reza Pahlavi oo noqday Shaahii (Boqorkii) Iiraan.

blankXukuumaddii Maxamed Mosaddegh oo ahayd tii u horeysay ee shacabku codkooda ku doorteen, waxa qorshaha af-gembigeeda soo agaasimay isla markaana hagayey Sirdoonka dalka Maraykanka oo u arkayey inuu raysal-wasaare Mosaddegh siyaasaddii dalkaas u jiheeyey dhanka Midowgii Soofiyeeti oo tartan dhinac walba ahi u dhexeeyay.

 

  • Maanta oo kale sannadkii 1973-kii, dalka Faransiiska ayaa markii saddexaad tijaabiyey Qumbiyadda Nukliyeerka oo lagu qarxiyey meel 750 Km u jirta Jaziiradda Tahiti oo ku taalla Koonfurta Badweynta Pacific.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories