HomeWasiirka Waxbarashada Somaliland oo kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Kenya iyo Qodobbo...

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Kenya iyo Qodobbo laga wada-hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku jooga magaalada Nairobi, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Waxbarashada Kenya Prof. George Albert Magoha.

blank
Laba Wasiir oo ay weheliyaan Saraakiil ka kala tirsan Wasaaradaha Waxbarashada labada Waddan iyo Danjire Sharma’arke Geelle

Weftiga Wasiirka oo ay xubno ka yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Axmed Abokor iyo Agaasimaha Maamulka Wasaaradda Maxamed Saleebana iyo La-taliyaha Wasiirka Siciid Jaamac oo uu weheliyo Ku-xigeenka Safiirka Somaliland ee Kenya Sharma’ake Geelle, waxa ay kulan labada geesood ah xafiiskiisa kula qaateen Wasiirka Waxbarashada Kenya iyo saraakiil ka tirsan Wasaaradaas.

blankKulanka Labada Wasiir waxa lagaga wada-hadlay Xidhiidhka Waxbarasho ee labada dal iyo sidii dalka Kenya uga taageeri lahaa Somaliland dhinaca kaabayaasha Waxbarashada iyo nidaamyada Casriga ah ee  barashada iyo gudbinta Tacliinta aasaasiga ah dunida laga isticmaalo oo dalka Kenya ugu horreeyo dalalka qaaradda Afrika.

blank
Ka Bilow Bidix: Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wasiirka Waxbarashada Kenya

Kulankan oo noqonaya kii u horreeyey ee ay yeeshaan Wasiirrada Waxbarashada labada waddan ee Kenya iyo Somaliland, ayaa qayb ka ah heshiis ay dabayaaqada sannadkii 2020-kii magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

blank
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye
blank
Wasiirka Waxbarashada Kenya Prof George Albert Omore Magoha

Heshiiska labada Madaxweyne waxa qayb ka ahaa in labada waddan iska kaashadaan wax-qabadyada hay’adaha dowliga ah ee qaabilsan Horumarinta adeegyada Bulshada.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories