Hoggaanka Xisbiga Waddani oo Qaabilay Xubno sheegay inay ka baxeen Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbigaas si diirran ugu qaabilay xubno isugu jira siyaasiyiin iyo Aqoonyahan sheegay...
Wasiirka Diinta oo furay Shirweynaha Afraad ee Guddiga Wanaagfarista Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha afraad ee Guddida wanaag-farista iyo xumaan-reebista ee Somaliland, ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa, waxaana ka qaybgalay xubno kamida Golaha Wasiirrada,...
Aragtidii M. Siyad Barre iyo Doorashada Barlamanka Somaliland ee Muqdisho!
Adam Muse Jibril Dib u Raac Dawyadii shalay, maxaa daal la Korodhsaday. Saaka taariikhdu 29/9/2021, waxaan Idaacada BBCda ka dhegeystey doorashada Barlamaanka Somaliland oo Muqdisho...
Golaha Guurtida Somaliland oo ka Digay Urur ku dhexmilmay Saddexda Dhadhaar ee Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaal ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa saluug ka muujiyey dood ay magaalada Hargeysa dhowaan ku qabatay Daladda ay ku midaysan Ururrada...
Ammaanka gobolka Sool iyo Muranka Dhulka oo lagaga dooday Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii 80aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo maanta ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha...
Somaliland: Wasiirrada Warfaafinta iyo Arrimaha Gudaha oo Shaqsi Musuq badan ku tilmaamay Raysalwasaaraha Somalia
Laascaanood (SLpost)- Wasiirada warfaafinta iyo arrimaha gudaha ee Somaliland, ayaa raysal wasaaraha Soomaaliya Maxammed Xuseen Rooble, ku tilmaamay shakhsi musuq-maasuq badan, waxayna sheegeen in...
Maamulka Dugsiyada Noradin Oo war ka soo saaray Dhacdadii maanta
Xaqiiqo ku saabsan dhacdadii koobnayd ee ka dhacday maanta Dugsiga Sare ee Hablaha ee Noradin Waxa maanta oo ah maalin Arbaca ah taariikhduna ay tahay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

