Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

SOMALIDU MA WADAAGTO DALALKA IYO DAWLADAHA

Dad badan oo Somaliyeed ayaa waxay aaminsanyihiin ama qabaan in Somalidu aanay kala lahayn dalalka iyo dawladaha oo haddii qofku Somali yahay uu degikaro...

Namibia: Masiibo Dab Ka Dhalatay oo loo maaro-la’yahay

Dab Baabiiyey Magaalooyin, Tuulooyin, Beero iyo Deegaano iska dhan Dalka Namibia Isla markaana galaaftay nolosha Xoolo kumanaan ah iyo duurjoog badan. Dabka Veld Oo Ah...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Dr Cabdiraxmaan Geel

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo xabaalaha Malowle ee galbeedka Hargeysa loogu dameeyey Marxuum Dr....

Lix Qof oo ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Duleedka magaalada Burco

Burco (SLpost)- Shil baabuur oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Burco, ayaa sababay dhaawaca lix Qof oo dhammaantood culimo ah. Dadka Dhaawacyadu soo gaadheen ayaa...

Laascaanood: Hawl-gallada Mastaafurinta Dadka Ajaanibka ah oo Maalintii 5aad galay

Laascaanood (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa sheegay in raafka dadka aan Somaliland u dhalan lagaga saarayo gobolka Sool looga gol leeyahay...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland oo ku Baaqay in Tallaabo laga qaado Afar Kooxood oo Khiyaamo Qaran ku kacay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, ayaa baaq ku aaddan Doorashada Soomaaliya iyo shaqsiyaadka magaca Somaliland kaga...

Somaliland Clarifies reasons for the Las Anod Deportation

“Somaliland has been a safe haven for refugees fleeing from neighbouring Somalia for the past three decades” Press Release Below is a press release by...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img