HomeHoggaanka Xisbiga Waddani oo Qaabilay Xubno sheegay inay ka baxeen Xisbiga Kulmiye

Hoggaanka Xisbiga Waddani oo Qaabilay Xubno sheegay inay ka baxeen Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbigaas si diirran ugu qaabilay xubno isugu jira siyaasiyiin iyo Aqoonyahan sheegay inay ka baxeen xisbiga KULMIYE.

Waxa xubnahan qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Hoggaamiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno kale oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI.

blankSiyaasiyiinta ka diga-rogtay Kulmiye oo xarunta guud ee Xisbiga WADDANI war-baahinta kula hadlay, waxa ay sheegeen inay si rasmi ah ugu biireen Xisbiga WADDANI.

Waxa ay xubnahani sheegeen inay jiraan siyaasi yiin kale oo doonaya inay ku biiraan Xisbiga Waddani, kana soo diga-rogtaan Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Siyaasiyiintan ayaa kala ah Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane,Cabdilaahi Cali Ibraahin, Prof. Siciid Xasan Sheekeeye, Prof. Jamaal Jaamac Yare, Maxamed Xasan Faahiye, iyo Kayse Baashe Ducaale.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories