Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Warbaahin Caalami ah oo soo bandhigtay Guulaha Somaliland ka gaadhay Siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta Dowladnimada

Washington (SLpost)- International Policy Digest oo ah warbaahin fadhigeedu yahay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, isla markaana lagu falan-qeeyo siyaasadda Arrimaha Dibadda dalalka Caalamka,...

Villa Soomaaliya Hadmay Miyirsan Doontaa?

Heerka garasho ee bani’aadamku wuu kala duwan yahay. Wuxuu ku kobcaa aqoonta iyo waayaha. Wuxuu ku kala duwan yahay hadba sida loogu dhaqmo, oo...

Qorshaha Farmaajo u dejiyey inuu kaga Guulaysto Musharixiinta kula tartamaysa xilka madaxweynaha oo la fashiliyey

Qorshaha Farmaajo u dejiyey inuu kaga Guulaysto Musharixiinta kula tartamaysa xilka madaxweynaha oo la fashiliyey Faahfaahinta Arrimahan oo si qoto-dheer looga hadlay kaga Bogo oo...

Somaliland: Dhaawacyo loo geystay Gabadh Weriye ah oo shaqo-maalmeed ku jirta iyo Ururka SOLJA oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee magaalada Hargeysa, ayaa dhaawacyo u geystay gabadh weriye ah oo ka hawl-gasha warbaahinta Somaliland. Naciima Cabdiraxmaan...

Madaxweyne Biixi oo shaaciyey sababo ka hor-taagan inuu Haweenka siiyo Sedkii ay Xukuumaddiisa ku lahaayeen

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay xukuumaddiisu difaacayso Xorriyadda iyo Ganacsiyada ay leeyihiin haweenka reer Somaliland oo uu sheegay inuu...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta 341 Arday Oo ka Aflaxay Edna Adan University

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey 341 Arday oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Edna Aadan...

“Kala-taggu wuxuu ka go’aa Muqdisho, haddii laysku soo noqonayana Hargeysuu ka go’aa” – Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Arrimo xasaasi ah ka hadlay

Muxuu ku sheegay Sababta ugu weyn ee hortaagan Midha-dhalka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya? "Haddii Somaliland noqoto Jamhuuriyad iskeed u madax-bannaan, maxay tahay dhibaatada ama caqabadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img