Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Boqor Buur-Madow oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadallo ka soo yeedhay Wasiir ka tirsan Dowladda Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah madax-dhaqameedka waaweyn ee Somaliland, ayaa raalli-gelin ka bixiyey hab-dhaqanka Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya...

Shuruudaha Lagu Xidhay Murashaxiinta U Tartamaysaa Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland

  Muddo 100 maalmood ah ka yar ayaa ka hadhsan wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto doorashooyinka muddo dhaafay ee Wakiillada iyo deegaanka,...

The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development – Part 2

  The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development – Part 1 The economy of Somaliland depends heavily on agriculture, which includes both livestock and crops....

“Markii xisbigaygii UDUB iga burburay, ILLAAHAY ayaa silic i baday oo waanigan kolba mid galaya” – Wasiir Siciid Sulub

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga mudane, Siciid Sulub Maxamed, ayaa ku eedeeyeey xisbiyada Somaliland inay yihiin kuwa dadka u kala...

Somaliland oo Shuruudo ku xidhay Xalka Khilaaf u dhexeeya Qaramada Midoobay

  Hargeysa (SLpost)- Illaa hadda waxa aan la dhamaynin khilaaf u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay. Khilaafkan oo muddo dhowr bilood ah taagan, ayaanu waxaanu...

Xisbiga Kulmiye oo Lacagta Murashaxnimada ka Bixinaya Tartamayaasha ka socda Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka hoggaamiye ee KULMIYE, ayaa shaaca ka qaaday inay lacagta murrashaxiinta looga baayahan ay ka dhaafeen tartamayaasha ka socda haweenka...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka jaray Dhisme Laba Dabaq ah oo loo Hirgeliyey Wasaaradda Horumarinta Beeraha

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img